Shabakada TaxaneNews

Tababare Mourinho Iyo Manc United Oo Wada Hadalo U Bilaabmeen

Macalinka Manchester United Jose Mourinho iyo Maamulka Naadigaas ayaa lasheegayaa in uu u bilaaban doono dhawaan Wadahadal loogu kordhinayo qandaraaska uu kula jiro Naadigaas.

Wargeyska The Sun ayaa daabacay in Macalin Jose Mourinho loosoo bandhigay heshiis cusub oo dheer kaas oo la doonayo in uu dhamaado marka lagaaro Sanadka 2022 ka Waxaana qandaraaska cusub ku bixi doona lacag aad u fara badan.

Heshiiska cusub ee loo soo bandhigay Jose Mourinho ayaa lasheegayaa in uu ku kici doono aduun lacageed gaaraya £65m iyada oo heshiiska cusub loosoo bandhigay kadib markii uu xiligaan ku bilaawday si qurux badan Gaar ahaan Cayaaraha Horyaalka  Premier League waxaana uu Wax kahayaa Hogaanka Horyaalka.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *